SUNCASA | "BE THE RIVER MESSAGE" on a wall next to Jukskei River at Victoria Yards, Johannesburg.

Ku saabsan SUNCASA

SUNCASA waxay ka shaqaynaysaa xoojinta u adkaysiga isbeddelka cimilada iyo ilaalinta noolaha kala duwan ee deegaanka (biodiversity) magaalada dir dhaba  (Itoobiya), Kigali (Rwanda), iyo Johannesburg (Koonfur Afrika) iyada oo si toos ah uga jawaabaysa baahiyaha iyo mudnaanta ay deegaannadaasi aqoonsadeen. Mashruucu wuxuu hirgelinayaa xalka dabeecadda ku salaysan ee u adkaysta jinsiga (gender-responsive nature-based solutions – NbS) si loo ilaaliyo loona soo celiyo nidaamka biyaha (watershed conservation and restoration), iyadoo ujeeddadu tahay in kor loo qaado adkeysiga magaalooyinka si ay ula qabsadaan khataraha cimilada, oo ay ka mid tahay fatahaadda.

Kudhawaad 2.2 milyan oo qof oo ku nool goobaha fatahaadda khatarta leh ayaa si toos ah uga faa’iidaysan doona fa.iidada qofka ku salaysan ee NbS. Intaa waxaa dheer, ku dhawaad 7 milyan oo qof oo degan magaalooyinkan ayaa arki doona cadaadiska oo kor loo qaaday si ay uga hortagaan culeysyada biyaha magaalooyinka, kulaylka, daadadka dhulka, iyo nabaad guurka ciidda, iyagoo sidoo kale ka faa’iidaysanaya hab nololeedka u adkeysanaya isbeddelka cimilada oo mashruucu abuurayo.

Qaarkamid ah wadiqooyinka dabeecadda ee SUNCASA hirgelin doonto waxaa ka mid ah: dib-u-soo celinta dhulalka burbursan ee Dire Dawa iyo Kigali, dib-u-dejinta iyo soo celinta kaymaha magaalooyinka ee burbursan ee Kigali, iyo ka saarista wax yabaha aan muhiimka ahayn ee aan deegaanka u dhalan (alien invasive species) ee webiga Jukskei ee Johannesburg. Sidoo kale, SUNCASA waxay dib u dhisi doontaa cidhifyada webiyada iyo deegaanka ku xeeran (riparian and wetland buffer habitats), waxayna kordhin doontaa baaxadda geedaha magaalooyinka si loo yareeyo saameynta kulaylka magaalooyinka ee dhammaan saddexda goobood.

Habka aan u shaqayno

Guusha SUNCASA ay hiigsaneyso inay hawshan ka gaadho waxay ku dhisan tahay saddex qodob oo muhiim ah:

  1. Fahamka guud ee saameynta isbeddelka cimilada ee dhinacyada jinsiga (intersectional gendered impacts) waxay dhiirri-gelinaysaa furfurnaanta xalka jinsiga ku salaysan ee NbS.
  2. Lammaanayaasha maxalliga ah ayaa diyaar u ah in ay qaataan NbS oo ah xal wax ku ool ah oo dhaqaale ahaan la heli karo si loo xalliyo khataraha cimilada la xiriira.
  3. Mas’uuliyiinta degmooyinka iyo shakhsiyaadka kale ayaa diyaar u ah in ay wax ka beddelaan hababka maamul ee hadda jira si ay uga dhigaan kuwo u furfuran oo si wanaagsan u taageera habdhaqanka bulsho

Himiloyinka

Barnaamijka SUNCASA wuxuu doonayaa in uu:

  • horumariyo oo hirgeliyo NbS ku salaysan jinsiga si dib loogu soo celiyo loona dayactiro hababka biyaha, iyadoo la dhimayo khatarta fatahaadda oo la xaqiijinayo sugnaanta biyaha;
  • kor u qaado sinnaanta jinsiga iyo ka mid noqoshada bulshada, iyada oo meesha laga saarayo caqabadaha haysta haweenka iyo kooxaha bulshada ku yar ee ku lug leh go’aan gaarista, qorsheynta, fulinta, iyo la socodka isbeddelka cimilada;
  • dhiso nolol u adkeysata isbeddelka cimilada iyo ilaalinta noolaha deegaanka;
  • abuuro shaqooyin cagaaran (green job opportunities);
  • wanaajiyo nolosha bulshada iyadoo la horumarinayo goobo bulsheed oo cagaaran.

KOOXDAyada

Headshot of Ben Simmons

Benjamin Simmons

Senior Director, Economic Law and Policy

Todd Gartner, WRI

Todd Gartner

Director, Cities4Forests and Natural Infrastructure, WRI

Aklilu Fikresilassie, WRI - SUNCASA

Aklilu Fikresilassie

Director, Thriving Resilient Cities, WRI Africa; Representative of WRI in Ethiopia

Head shot of Alec Crawford

Alec Crawford

Director, Nature for Resilience

Alemakef Tassew, Urban Development Project Specialist, WRI Africa

Alemakef Tassew

Urban Development Project Specialist, WRI Africa

Amanda Gcanga, WRI Africa, Johannesburg, SUNCASA

Amanda Gcanga

Country Lead for Urban Water Resilience & Senior Urban Policy Analyst, WRI

Head shot of Ana

Ana Balanean

Policy Advisor, Gender Equality and Social Inclusion

Ayushi Trivedi, Gender Specialist, WRI

Ayushi Trivedi

Research Associate, Gender and Social Equity, WRI

Cesar Henrique Arrais

Cesar Henrique Arrais

Senior Communications Officer

Clare Blackwell, WRI - SUNCASA

Clare Blackwell

Research Analyst II, WRI

Daniela Facchini, WRI - SUNCASA

Daniela Facchini

Director, Global Operations and Program Management, WRI Ross Center for Sustainable Cities

David Uszoki

David Uzsoki

Lead, Sustainable Finance

dimple-roy-2019.jpg

Dimple Roy

Director, Water and Director, Manitoba Relations

Eden Tekele, WRI Africa - SUNCASA

Eden Takele

Engagement & Communications Specialist, Climate Program and WRI Ross Center for Sustainable Cities, WRI Africa

Hellen Wanjohi-Opil, WRI AFrica

Hellen Wanjohi-Opil

Resilience African Cities Lead, WRI Africa

Josephine Apajo, WRI - SUNCASA

Josephine Apajo

Planning, Monitoring and Evaluation Learning Manager, WRI Africa

IISD-DSC08219 - Liesbeth Casier for web.jpg

Liesbeth Casier

Lead, Public Procurement and Sustainable Infrastructure

Lisa Beyer, WRI

Lisa Beyer

Urban Water Infrastructure Manager, WRI

Lizzie Marsters, WRI

Lizzie Marsters

Environmental Finance Manager, Natural Infrastructure, WRI

lynn-wagner-2018.jpg

Lynn Wagner

Senior Director, International Environmental Governance

Marc Manyifika, WRI Africa

Marc Manyifika

Country Lead for Urban Water Resilience/Lead Spatial Planner for the program, WRI Africa

matt-small.jpg

Matthew TenBruggencate

Communications Manager

Meghan Stromberg, WRI

Meghan Stromberg

Urban Resilience Project Coordinator, WRI Ross Center for Sustainable Cities

Headshot of Michail

Michail Kapetanakis

Policy Advisor, Sustainable Infrastructure

Woman with curly hair wearing black and smiling

Nona Rogava

Project Manager

Pablo Lazo, WRI - SUNCASA

Pablo Lazo

Director of Urban Development, WRI Ross Center for Sustainable Cities

Bio photo of Richard Grosshans

Richard Grosshans

Lead, Bioremediation

Sadof Alexander

Sadof Alexander

Communications Manager, Cities4Forests, WRI

Head shot of Samantha Boardley

Samantha Boardley

Associate

Stefan-Jungcurt-2019.jpg

Stefan Jungcurt

Lead, SDG Indicators and Data

Tristan-Easton-2019.jpg

Tristan Easton

Senior Project Manager